Dowlada oo joojineysa in Madaxda maamul goboleedyda la kulmaan Madaxda wadamo kale !!

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku xakameyso Madaxda maamul goboleedyada dalka gaar ahaan safarada ay dalka dibadiisa u aadaan iyo madaxda wadamada ay la kulmaan iyada oon dowlada ka warheyn. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dalka ka taliso dowlada federaalka Soomaaliya, waxa … Continue reading Dowlada oo joojineysa in Madaxda maamul goboleedyda la kulmaan Madaxda wadamo kale !!